Xakame

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Bir iyo suuman isku xiran oo faraska afka iyo madaxa loo geliyo oo lagu qabto laguna duwduwo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xakame

jaar | xakamayn | xakamaysan | xakamee | heense | suuncalye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg