Xalaalquute

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalaalquute


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg