Macmacaan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macmacaan

daallan | ismaris | jalaato | macaane | quuruwalle | shukulaato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg