Xamaarato

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Nafleyda inteeda xamaa-rasho ku socota: waxay leeyihiin lugo gaag-gaaban oo gummudyo la moodo (diin, ya-xaas, kd.).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamaarato

qallajis | qolofdhacso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg