Xamaasad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm. 2. Ficil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamaasad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg