Xambaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.


Xambaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xambaar

maahmaah | oraah | tabane | xambaarad | xambaaraggudub | xambaaran | xambaarasho | xambaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg