Oraah

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ho, m.l)

1. hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado. 2. Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya. 3. Hadal. ld oroh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oraah

hawraar | mar | oroh | xudduud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg