Xambaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.
Xambaaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Wax dhabarka ku qaadasho. 2. Gabar la guursa-nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xambaaro ↴
xambaarasho | xambaarso | dadabxambaar | dadabxambaaro | furaad | gardaadi | xanjeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg