Xammaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Wax aad u ordaaya ahaansho. 2. Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xammaysan

xammaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg