xamo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-antay, -amatay)Qof maqan xumo ka sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamo ↴
xamasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xamo.
dhaxamoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dhaxan dareemid (nafley).
dhaxamood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dhaxamoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg