Xamur
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh. 2. Badar la dubay midkiisa buc-buca.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamur ↴
buco | xammur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

