xanjaf
(m.dh)Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanjaf ↴
xanjafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Ilmo yar xanjaf ku tumid.
xanjafeyn [m.f.dh]
eeg xanjafee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg