xanto
(m.dh)

1. Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo. 2. Gufarka hoos fariista subag la shiilay. 3. Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanto

cantoobo [m.dh] (-ooyin, m.l)
In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.

dhererto [m.dh]
Sacab muggii; xantoobo.

xantoobayn [m.f.dh]
eeg xantoobee.

xantoobee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Wax xantoobo ku qaadid.

xantoobi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hal mar sacabka wax ku qaadid.

xantoobin [m.f.dh]
eeg xantoobi.

xantoobo [m.dh] (-ooyin, m.l)
In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.

xantoobsad [m.l]
ld xantoobsasho.

xantoobsasho [m.f.dh]
eeg xantoobso. ld xantoobsad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg