Xaq
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Abbaar; daw; jid. 2. Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay. 3. Garsoor; caddaalad. 4. Run.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaq ↴
baaddil | caadla'aan | raadraac | tacaddi | xagaggaro | yaqiin | aayakatashi | andacoo | annaaniyad | ax |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

