Caadla'aan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah. caddaan, xaqiiqo
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caadla'aan ↴
caadla'aan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg