Xaqiiji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqiiji

karaar-cufisjiidad | salow | xaqiijin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg