Xaraarug
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Qof naf xumi ku jirto; naf-kadhowr; sakaraad.
Xaraarug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Nafley saka-raadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaraarug ↴
qaarqaad | xaraarugid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

