Xareedayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xareedayn

qayb-xareedayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg