Xarfin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg xarfi.


Xarfin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarfin

boolibabtaydh |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg