Xarriiq-badh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qo ..., m.l)(xis.) (Fallaar) Xarriiq toosan oo ka bilaabanta bar maguu-raan ah oo si aan joogto ahayn ugu fidda hal jiho (dhinac) oo keliya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarriiq-badh ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg