Xarriiq-xoog
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)(fiis.) Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaa, xarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarriiq-xoog ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg