Xarriiqa waqtiyeynta caalamiga
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(juqr.) Xarriq la mala awaalay oo caalamku isku raacay oo mara dhigta 180 , meelaha qaarkood oo magaalooyin lala raacay mooyaane. Marka darriiqdaas la gudbo iyada oo galbeed laga socdo barina loo socdo maalin ayaa lagu noqdaa; marka laga gudbo xarriiqdan lagana socdo bari loona socdo galbeed maalin dhan ayaa la lumiyaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarriiqa waqtiyeynta caalamiga ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg