Xaryan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Xoolo badan. 2. (-nno/-mmo, m.l./dh) Nooc ka mid ah doonyaha waaweyn, siiba kuwa shiraacyada badan leh.
Xaryan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Xoolo badan hal mar wada guurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaryan ↴
doon | xaryamid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

