Xasad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa-reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto.


Xasad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-sday, -sadday; -sdi)

Cid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xaasid².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xasad

xaasid | xisdi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg