Xaasid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xaas noqosho, yeelasho.


Xaasid

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-diin, m.dh)

Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.


Xaasid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg xaas².


Xaasid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

ld xasad².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaasid

nacab | xaasidad | xaasidnimo | khabiid | nadiif | naxli | quuriwaa | xasad | xasdid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg