Xasanaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro. 2. Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xasanaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg