Xataa

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

1. Eray lagu isticmaalo kolka wax gaar ah la weyneynayo ama culays gaar ah la saarayo. Tus. “Waa geesi oo xataa libaaxa (ama libaaxa xataa) kama baqo”. 2. Haba yaraatee. Tus. “Bal wax uun i sii, xataa shi-lin”. ld xitaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xataa

ba | na | agow | an | heerkul qiirqiir | tundura | walow | xitaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg