Xayd

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Maro iwm kor u qaadid.

Xaydhowayn*

Cayayaan yaryar oo baalalay eh oo jecel iftiin inta badan waxa aad ku arkaysa nalalka ilayska ah iyaga oo ku wareegaya .


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayd

aabee | tafaxaydasho | tafaxaydo | fatahaad | ilxaydh | qoorxayd | qoqob | xanjeero | xaydaamasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg