Xaydhayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Isticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isliska ee ka dhexeeya dulaha istaabanaya, loogana hortago daxalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaydhayn ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg