Xeel

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeel

laablaabo | tab | tabee | xaaraanyahan | xaliilad | aqoon farsamo | baqabbeenle | basar | basari | basarlow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg