Xeerar-waarid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Xeer caddaynaya in wadarta xaddiga astaamaha fisikaad sida cuf iyo tamar aanu isbeddelin, inkastoo isbeddel gudeed ka dhex dhaco astaamaha fisikaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerar-waarid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg