Xolxol

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xolxol

xexeb | xoxob | xulxul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg