Xigsii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xigsii ↴
duumadhawr | isle'eg-xigsiineed | xigsiin | xigsiisan | xiskiisan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg