Xiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta. 2. Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.
Xiin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)1. Aad u ordid. 2. Matoor baabuur iwm dhawaaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiin ↴
raxiin | xiimi | xiimid | xiinto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg