Xila-irmaaniye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada. 2. Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xila-irmaaniye

xila-irmaanis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg