Xirsifur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

X. ah: waxa loo sadqeeyo qof sixir lagu sameeyey ama jirro darani hayso, si uu uga badbaado halista.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xirsifur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg