Xisbi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan. 2. Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xisbi ↴
ee | axsaab | farac | kali-talis | siisto | xisbiyiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

