Xiskin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹.
Xiskin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiskin ↴
xigsin | xigsin | xiskimi | xiskimid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg