Xoolo-ogaa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof ilaalinta xoolaha aad ugu feejigan. ld xoolo-ogaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoolo-ogaa ↴
xoolo-ogaal | xoolo-ogaalnimo | xoolo-ogaannimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg