Xoqato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Qalab yar oo bir ah oo af godan oo qumanka lagu xoqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoqato ↴
qun | xoqad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg