Xorshosh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qori ama wax kale oo korka sare ka fayow, gudahase ka mootan oo bolol ka ah, oo kolkii la taabto burburaya, tilmaan-tood. ld xorshosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xorshosh ↴
bolol | bolol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg