Xujee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)1. Cid xujo ku xirid. 2. Cid eedeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xujee ↴
oodjiid | googgaale | halxiraale | xujeey | xujeyn |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

