Xujo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin. 2. Dembi; Eed.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xujo

yakow | xujaale | xujee | xujoobid | xujoole | xujow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg