Xulo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga:

(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xulo

xulasho | xuloobid | xulow | xulow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg