Xumays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld xumayn.
Xumays
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Cawro; oogada dadka inta la qarsho. 2. Hilbaha inta uurkujirta ah. 3. Xoolaha iyo dadka intooda tabarta yar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xumays ↴
darxumaysad | darxumaysan | darxumaysasho | darxumaysi | darxumaysnaan | darxumaysnaansho | darxumayso | jirxumays | xumayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg