Xumbee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Xumbo yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xumbee

shaambo | xumbayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg