Xuub-ileed-holac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab .... ..., m.l)(daaw.) Halaamacoodka xuubka daboola wilka isha. Astaamaha: xanuun badan, isha oo ilmeysa iyo aragga oo xumaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-ileed-holac ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg