Yaacsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Dad, duunyo ama qalab wax kala firirsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaacsan ↴
yaacsanaan | yaacsanaansho | doofil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg