yaboohid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yabooh². ld yabooh¹ (2). yabooh

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaboohid

yabooh [m.l]
1. Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kolkay yaboohsadaan la siiyo. 2. ld yaboohid. yaboohid

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg