Yake

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ganaax weyn oo la saaro cid jebisey xeer u degsan bulsho dhaqan wadaag leh. 2. ld yeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yake

yakayn | yakee | yakeysan | yakeysanaan | yakeysanaansho | yeeg | khasir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg